Posts

GOOL DHALIYAASHA UGU SAREEYA PREMIER LEAGUE

Image
PREMIER  LEAGUE Inkastoo uu dhawaan furmi doono waxaa lasoo saaraay liiska kala sareynta gooldhaliyaasha hogaaminaya premier league xili ciyaaredka 2022-2023. Hogaaminta gooldhaliyaha ugu sareeya waxaa so galay weraryahanka kubada cagta Manchester city ERLING HAALAND  Hoos ka eeg liiska kala sareeynta weraryahanada. 1.ERLING HAALAND                  11 2.HARRY KANE                           6 3.ALEXSANDAR MITROVIC        6 4.IVAN TONEY                              5 5.GABRIEL JESUS                       4 6.RODRIGO                                  4 TOP SCORE,

Liiska matalaya england ciyaaraha qaramada

Image
Waxaa lasoo saaray liiska matali doona xulka kubada cagta xulka qaranka seddex libaax hadba sid aad u taqaano (Egnland). Waxaa kamid ah ciyaaryahanada lasoo xulay ;. Goolhayaasha; DEAN HENDERSON, NICK POPE, AARON RAMSDALE. Daafacyada; TRENT ALEXNDER-ARNOLD, BEN CHILWELL, CONOR COADY, ERIC DIER, MARC GUEHI, REECE JAMES, HARRY MAGUIRE, LUKE SHAW, JOHN STONES, FIKAYO TOMORI, KERA TRIPPIER, KYLE WALKER. Qadka Dhexe; JUDE BELLINGHAM, MASON MOUNT, KALVIN PHILPS, DECLAN RICE, JAMES WARD-PROSE Weeraryahanada; TAMMY ABRAHAM JARROD BOWEN, PHIL FODEN, JACK GREALISH, HARRY KANE, BYKAYO SAKA, RAHEM STERLING, IVAN TONEY.