GOOL DHALIYAASHA UGU SAREEYA PREMIER LEAGUE
PREMIER LEAGUE Inkastoo uu dhawaan furmi doono waxaa lasoo saaraay liiska kala sareynta gooldhaliyaasha hogaaminaya premier league xili ciyaaredka 2022-2023. Hogaaminta gooldhaliyaha ugu sareeya waxaa so galay weraryahanka kubada cagta Manchester city ERLING HAALAND Hoos ka eeg liiska kala sareeynta weraryahanada. 1.ERLING HAALAND 11 2.HARRY KANE 6 3.ALEXSANDAR MITROVIC 6 4.IVAN TONEY 5 5.GABRIEL JESUS 4 6.RODRIGO 4 TOP SCORE,